Soomaali
SOS Food Safety Consultant Limited waa shirkadii ugu horeysey abad, ee nooceeda ah oo ay Soomali leedahay. Shirkadda waxaa aas aasey dhalinyaro ku takhasustey Culuunta Food Science, Technology, Quality Control and Nutrition.
Shaqada ugu weyn ee ay shirkadu qabato waxaa kamid ah:
- Ilaalinta Tayada iyo Amaanka Cunada.
- Fulinta system-ka loo yaqaano British Retail Consortium (BRC)
- Fulinta system-ka loo yaqaano Hazard Analysis and Critical Points (HACCP)
- Diiwaan galinta Shirkadaha Cuntada ee Cusub
- Technical Liaison (la talinta shirkadaha cuntada dhinaca tayada iyo amaanka iyo weliba sharciyada cuntada)
- Customer Complaints Management
- Internal / External Audits
Sharciyada shirkadaha cunada sameeyo ee aduunka iyo kan United Kingdomba (UK) wuxuu dhigayaa in shirkad kasta oo ka shaqaysa cuntada, waa inay leedahay system lagu ilaaliyo tayada iyo amaanka cuntada, kaasoo ku salaysan habka BRC ama HACCP, waana in la qoraa system-kan oo lagu dhaqmaa maalin kasta. Hadii aanad laheyn system-ka, waxaad jebinaysaa sharciyada caalamiga ah ee ku saabsan amaanka cunada.
Shirkaddu Waxay ka loo macamiisheeda kala talineeysaa, Ingredient-ga (waxyaabaha ay cuntadu ka kooban tahay), maxaa yeeley shirkadaha waaweyn een cuntada sameeyo waxay isticmaalaan code (xeer urursan) side E-numbers-ka, ama Scientific Language (Luqad Cilmi Ku saleeysan). Arintani waxay kaa caawinaysaa inaad ogaatid cuntada aad cunayso inay HALAL tahay iyo weliba nafaqada ku jirta
Hadii aad rabto qof kaa caawiya inaad buuxiso sharciyada wadanka, kuuna diyaariya EHO audits, ama ka caawiya inaad wanaajiso ilaalinta tayada iyo amaanka cuntada si aad u hesho shahaado, na la soo xidhiidh
EHO – enviromental health officer (waxay u shaqeeyaan local authority, waxay booqdaan shirkadaha cuntada)
SOS Food Safety Consultant Limited waxaad kala soo xiriiri kartaa:
- E-mailka info@sosfoodsafety.co.uk
- Telefanada shirkada: 07535070569
